Soomaali loo heysto inuu qarxin rabay kaniisada ugu weyn Roma oo xabsiga la dhigay

Ciidanka la-dagaalanka Maafiyadda iyo argagixisadda  dalka Talyaaniga ee DDA ayaa xabsiga dhigay Nin Soomaali oo lagu eedeeyey inuu falal argagaxisanimo qorsheynayey. Ninkan ayaa la sheegay in sirdoonka dalkaas ay ka duubeen cod telefoon isagoo dad kale la hadlayey, kuna baaqayey  in miinooyin lagu wada xiro Kaniisadaha ku yaalla dalkaasi lana qarxiyo. “Aan bambooyin ku beerno … Continue reading Soomaali loo heysto inuu qarxin rabay kaniisada ugu weyn Roma oo xabsiga la dhigay